• 01.png
  • 02.png
  • 03.png
  • 04.png
  • 05.png
  • 06.png

English News

Somali
Waxaa saaka Dagaal qaraar oo u dhaxeeya Maleeshiyo ka wada tirsan Al shabaab uu ka dhacay duleedka degmadda Jilib gaar ahaan wadada isku xirta Bu’aalle iyo Jilib.

Dagaalkan ayaa ka dambeeyay ka dib ...
Nov 13, 2018 By Xorriyo News
Somali

Waxaa dalka Soomaliyeed dhammaantiisa ka socdaan howl-gallo ka dhan ah ururka dilaaga ah ee al-Shabaab kuwaasoo loola jeedo in ururka lagaga saaro dhammaan dalkeenna.

Dhawaaan Ciidammada Xoogga ...
Nov 05, 2018 By Xorriyo News
Somali


Ururka diinta Islaameed ku been abuurtay ee al-Shabaab waxaa waayahaan dambe soo gaaray jab dhan milatari iyo mid dhaqaaleba iyadoo jabkii ugu dambeeyay uu yahay weerar duqeyn dhanka cirka ah kaasoo ...

Nov 05, 2018 By Xorriyo News
Somali

Kooxda dhiig-cabtada ah ee al-Shabaab waxaa mar kasto caado u ah inay iska boobaan hantida shacabka Soomaaliyeed iyagoo ku gabbanaya diinta Islaamka. Wararka hada laga helayo Gobalka Jubbada Dhexe ...
Nov 05, 2018 By Xorriyo News
Somali
 
Ururka nabad-diidka ah ee al-Shabaab wuxuu bilooyinkii lasoo dhaafay kordhiyay canshuurta sharci-darrada ah ee uu ugu yeero sakada ee uu ka qaado ganacsatada ku sugan goobaha uu weli ka arrimiyo.
...
Nov 05, 2018 By Xorriyo News
Somali

Ugu yaraan lix xubnood oo ka tirsanaa kooxda dhiig-cabtada ah ee al-Shabaab, halka kuwa kaloo tira bandanna lagu dhaawacay dagaal Ciidammada Xogga Dalka Soomaaliyeed iyo nabad-diidka al-Shabaab ku ...
Oct 19, 2018 By Xorriyo News

Hide Main content block

Top
We use cookies to improve our website. By continuing to use this website, you are giving consent to cookies being used. More details…