English News

Somali
Madaxda ururka diinta Islaanka ka been sheegay ee al-Shabaab waxay mar waliba u sheegaan xubnaha al-Shabaab iyo kuwa taageersanba in masaajiddada ay ka buuxaan jawaasiis, munaafiqiin iyo murtaddiin ...
Apr 01, 2020 By Xorriyo News
Somali
 
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in khasaara aad u weyn uu ururka dilaaga ah ee al-Shabaab iyadoo warbaahinta looga sheegay in ilaa 142 qof oo ka mid ahaa maleeshiyada ...
Apr 01, 2020 By Xorriyo News
Somali

 

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa ku guuleystay inay xiraan biyo mareennadii koxda alshabaab burburiyay ee ay kaga hortagayeen howl-galkii ay CXDS kaga saareen Jannaale ee Shabeelaha ...

Apr 01, 2020 By Xorriyo News
Somali
 
Cutubyo ka tirsan kumaandooska Soomaliya ee Gorgor oo tababbar gaar ah ku soo qaateen dalka Turkiga, ayaa dalka dib ugu soo laabtay.

Wasiirka gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ...
Feb 18, 2020 By Xorriyo News
Somali

 

Waxaa dhawaan howl-gal Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ka sameeyeen gobalka Bakool ay kusoo furteen carruur aad u da’ yar kuwaasoo ururka araxanka daran ee al-Shabaab ay si khasab ah u ...

Feb 18, 2020 By Xorriyo News
Somali

 

Sida ay sheegayaan ilo lagu kalsoon yahay, khilaaf cusub ayaa ka dhex bilowday hoggaanka sare  ee ururka dilaaga ah ee al-Shabaab.


Khilaafkaan cusub, sida iluhu sheegayaan, wuxuu sababay inuu is ...

Feb 18, 2020 By Xorriyo News

Hide Main content block

Top
We use cookies to improve our website. By continuing to use this website, you are giving consent to cookies being used. More details…